VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqii kufyee - Lyrics

Hadii uu kaskaa kuu Sheegay khalad aan Kaa shaafiyee x2 Aniguba kurbiyo cash-- Aqa kadeed waan ka Soo maree x2 Adigaan kashiyoo Laabta kugu hayaa Kaamaan filayn kala Aarsashee X2 Kuusoo noqdee ad-- Iguna kaadow kudayo Haween ha is oran Kagoo wixii aan ku Baday x2 Rumee saan ku idhi Macaanay ku idhii Gacaloy ku idhi x2 Walibana kor iyo Kugu sheegay hoos Sidaan kuu jeclahay X2 Ma ogtahay kun iyo Kow jeer kabadan Wax kalaase kuu Muuq dayoo kudhaaf Siinayee x2 Caashaqu kufyoo Intuu kala jabuu kici Waayayee inaan kula Kabana kaa diidayee X2 Sidaan kuu tabee Kuugu xiisay iyoo Kalmadaad itidhii X2 Waa kaaf iyoo kala Dheeriyee sowdigan Kadaray x2 Naftan aad ku digan Kaama maarantoo Way ku jeceshahee Adna keer garèe kali Ha uga tagin x2 Kuusoo noqdee ad-- Iguna kaadow kudayo Haween ha is oran Kagoo wixii aan ku Baday x2 Sow adigii kal hore Markii aan ku rabay Aad kibir saneed x2 Karka cashaqii goor Muu kuhelay kuma Aaminee x2 Nabsi kayd ah baa Kuu yaalayoo dhibtii Aan ka baday adiguu Ka dhereg ku danbee Hadaba x2 Caashaqu kufyoo Intuu kala jabuu kici Waayayee inaan kula Kabana kaa diidayee X2
Queue is empty
-- / --