VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Caashaqii kufyee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kaltun Bacado
Caashaqii kufyee

Hadii uu kaskaa kuu
Sheegay khalad aan
Kaa shaafiyee x2

Aniguba kurbiyo cash–
Aqa kadeed waan ka
Soo maree x2

Adigaan kashiyoo
Laabta kugu hayaa
Kaamaan filayn kala
Aarsashee
X2

Kuusoo noqdee ad–
Iguna kaadow kudayo
Haween ha is oran
Kagoo wixii aan ku
Baday x2

Rumee saan ku idhi
Macaanay ku idhii
Gacaloy ku idhi x2

Walibana kor iyo
Kugu sheegay hoos
Sidaan kuu jeclahay
X2

Ma ogtahay kun iyo
Kow jeer kabadan
Wax kalaase kuu
Muuq dayoo kudhaaf
Siinayee x2

Caashaqu kufyoo
Intuu kala jabuu kici
Waayayee inaan kula
Kabana kaa diidayee
X2

Sidaan kuu tabee
Kuugu xiisay iyoo
Kalmadaad itidhii
X2

Waa kaaf iyoo kala
Dheeriyee sowdigan
Kadaray x2

Naftan aad ku digan
Kaama maarantoo
Way ku jeceshahee
Adna keer garèe kali
Ha uga tagin x2

Kuusoo noqdee ad–
Iguna kaadow kudayo
Haween ha is oran
Kagoo wixii aan ku
Baday x2

Sow adigii kal hore
Markii aan ku rabay
Aad kibir saneed x2

Karka cashaqii goor
Muu kuhelay kuma
Aaminee x2

Nabsi kayd ah baa
Kuu yaalayoo dhibtii
Aan ka baday adiguu
Ka dhereg ku danbee
Hadaba x2

Caashaqu kufyoo
Intuu kala jabuu kici
Waayayee inaan kula
Kabana kaa diidayee
X2

codkii Kaltun Bacado