VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nasteexo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kaltun Bacado
Nasteexo

Nasteexada jacaylkiyo
Naxariista dunidee
Nafta raali galiyoo
2x
Midkaan naawilaayee
Nabdigaygu raacee
Kolay naawilaayoo
2x
Waa nagi warkaygani
Niyad kugu Samaatiyo
Waa nagi warkaygani
Niyad kugu Samaatiyo
Nuxur nuxur nuxur gaara weeyaan
Nuxur gaara weeyaan
2x
Bal eeg nuubkan caashaqan
Nasiibkeena wacaniyo
Bal eeg nuubkan caashaqan
Nasiibkeena wacaniyo
Nimcadiyo barwaaqadu
Nimcadiyo barwaaqadu
Nasri Eebe weeyee
2x
Naqaan ku sanaayiyo
Naruuradii kalgacalkiyo
Neecaw udgoon loo
2x
Calaf iyo nasiib iyo
Midkii la igu dudayee
Aan u hurey nafteydoo
2x
Ifka intaan ku noolahay
Nolol aayatiin lihiyo
Ifka intaan ku noolahay
Nolol aayatiin lihiyo
Nabad nabad nabad aan ku waarnooy
Nabad aan ku waarnee
2x
Bal eeg nuubkan caashaqan
Nasiibkeena wacaniyo
Bal eeg nuubkan caashaqan
Nasiibkeena wacaniyo
Nimcadiyo barwaaqadu
Nimcadiyo barwaaqadu
Nasri Eebe weeyee
2x

codkii Kaltun Bacado