dhaaxaan suleeqaay
Cirkoo sayma roobliyo
barwaaqada sugaayee

dhaaxaan suleeqaay
Sahashaday jacaylkoo
Sawdkaaga aaminay

Adna aad i saluugtoo
Iga socatay maantee
Aan sugo dharaarahan
Samirkiyo dulqaadkii

wax dhanbaa suleeqaay
saableeyda uurkiyo
sanbabaha ku seexshay
wax dhambaan suleeqaay
nafta seeto adag iyo
ku silaayay geed adag
Adna aad isaluugtoo
Iga socotay maantee
bal aan sugo dharaarahan
Samirkiyo dulqaadkii

Exit mobile version