Sareerada aduunyaa
Nin waliba sadkiisiyo
Wuxuu saaka
Cunay iyo
Sahan dambe
Wuxuu mudan
Saatir baa saxeexoo
Waa horuu sal gooyee
Ana saamigaygii
Rabi waa isiiyoo
Waxaan sugayay
Waan helay
Somalilaan guul
Ictiraaf sal waynoo
Horu mar aan saqiirayn
Sahay loogu qaatee
Sabadii dhulkaygiyo
Seerihii dalkoo idil
Samo lagu dhaqmaa iyo
Sokeeyiyo xigaalkana
Seer ma waydo curatoo
Sadka dhalay
ku maalnoo
Sumcadoodii quruxdiyo
Waa astaantii qarankee
Soomaalilaan
Ka simantahay

Exit mobile version