naf jacayl sadkeed yahay samaha kuma
nagaatoo samirna uma muuqdee
sanbabada jidhkaygiyo seediyo halbawlaha
adigaa ku suganoo si xun u dagay
ha iga sahal dhaqaaqine soo noqo maruunoo
sidan si iigu dhaan
naf jacayl sasabaayoo so dhawayn kaa sugayso
su aaluhu ku badanyihiin saablayda hoosiyo
xididada ku seeranee wadnaha dhiiga siiyaa
aad sumaysay adiguye

Exit mobile version