Fardawsaay doonidaada
Anigaa ka faaleyn karoo
Iga faadilahaasidee
2x
Ha igu celin fakhrinimada
Dibjiriyo waxaan tidhaheeda
Ha iga fogaan waligaa
2x
Inagoon kal fogeyn
Angoon kala fogayn
Angoon kala fogayn
Angoon kala fogayn
Adigaa nagaba faa,idee

Anagoon kala fududaan
Anagoon kala fududaan
Anagoon kala fududaan
Anagoon kala fududaan
Adigaa nagaba faa,idee

Ma fiicnee waa la iska
Fiiqaa Fardawsaay walaal
Adigaa seedi fursaan
2x
Faqoirnimada fikiriyo
Waxaan filanayn
Ha iga fogaan waligaa
2x
Inagoon kal fogeyn
Angoon kala fogayn
Angoon kala fogayn
Angoon kala fogayn
Adigaa nagaba faa,idee

Anagoon kala fududaan
Anagoon kala fududaan
Anagoon kala fududaan
Anagoon kala fududaan
Adigaa nagaba faa,idee
2x

Exit mobile version