hibooy anba haa
ku haybinaaye
inaabti baagi
haweentaaye

haraad nin qaba
biyo ma kudhee
maxa soo hagaagaye

ugbaad la waada
cishqigani i hayaa
kadeed un jaadha
dawadiisaaye

hibooy anba haa
ku haybinaaye
inaabti baagi
haweentaaye

Exit mobile version