Soo libin haleelkeed
Laba daran mid dooro
Lahashadu imay badin
2x
Hilaacoo fogaatoo
Hilaacoo fogaatoo
Lumayee miyaan miyaan
La i arimin karaayaa
Lumayee miyaan miyaan
La i arimin karaayaa
2x
Laabtayday hogaamisoo
Laabtayday hogaamisoo
Ladi Waayay hurdada la,aantaa
Xageebaad ladaneey jirtaa
Ladi Waayay hurdada la,aantaa
Xageebaad ladaneey jirtaa
2x
Liskii caanihii lulay
Subagiyo labeentii
Kaligaa ma leefsanin
2x
Leebleeb baa da,ayoo
Leebleeb baa da,ayoo
Liitaha miyaan miyaan
Loog loogi jirin
Liitaha miyaan miyaan
Loog loogi jirin
2x
Laabtayday hogaamisoo
Laabtayday hogaamisoo
Ladi Waayay hurdada la,aantaa
Xageebaad ladaneey jirtaa
Ladi Waayay hurdada la,aantaa
Xageebaad ladaneey jirtaa
2x

Exit mobile version