Qaarad kel sankeediyo
Meel aan saaka gaadheyn
Baad ku sugan tahay
2x
Samihii dhexdeedana
Saxar uu ku jirininee
Niyad saafi oo ah
Aan kaaga soo dagay
2x
Sahwigiyo hilawgaa
Sahansaday naftaydee
Sahwigiyo hilawgaa
Sahansaday naftaydee
Indhahoo ku saartoo
Si kale hada mooyee
Sasabaa La diidee
2x
Samadaa dusheene
Sabeeyaan daruuruhu
Barbaarta igu waajibay
2x
Adiguna saluugiyo
Sal fudaydba diidoo
Iimaan suubanoo wacan
ku sugayso qeyrkaa
2x
Sahwigiyo hilawgaa
Sahansaday naftaydee
Sahwigiyo hilawgaa
Sahansaday naftaydee
Indhahoo ku saartoo
Si kale hada mooyee
Sasabaa La diidee
3x

Exit mobile version