barashadii horeysaye
hebla aan ku kulanaa
barta aad ku nooshahay
anigoon kaa bogan'
basku kula dhaqaaqee
intay intay inatay
inatay baaxad leegtahay
london baalaheeda
bari iyo galbeedkaba
kaa baadhay baari
baladkeenii hooyiyo
show burcaa uguurtoo
beryahaba ku noolayd

bishi damo ku dhalataye
bariidadii macaaneyd
ee lasoo badheedhaa
hilow aan ba ayniyo
bohol yow igalisee
inta inta inta biritin joogta
inta inta inta biritin joogto
ugu siditay bilanoo
wali ani kama baran
mid sidaadii lo bogay
baladkeenii hooyiyoo
show burcaad uguurtoo
baryahanba ku noolayd
baladkeenii hooyiyoo
show burcaad uguurtoo
baryahanba ku noolayd
baladkeenii hooyiyoo
show burcaad uguurtoo
baryahanba ku noolayd

Exit mobile version