sanado badanbaan naftayda sasabayoon
samir lahaa hadaad soo noqonba waydo
qabwaynidu kaa sal tahay

anigu saakaba jacaylka sidaasaan kaga
hadhee sag saagu ha kula wacnaado

sabano badanbaan hankayga kusooray
macaan jacayle hadaad soo jeedsan waydo
ana kaligay ma sidayee

Exit mobile version