sideyda miyuu tolow
jaceyl kugu taagsadoo
tiiraanyo iyo ciil kubadey
sideyda miyey talow
togdheer fari kula xushoo
taageero aad ubaahan tahay
sideyda miyaad talow
intuu kugu helay tabcada
dhibtiisa la tiiceysaa
miyuu sanka kaa toshoo
tabaalada caashaqiyo
tuskiisii wali qabtaaa
sideyda miyuu talow
jaceylkugu taagsadoo
taahiisiyo reen kudiley
sideyda miyey talow
tigaad dhabi kugu baxdoo
bogaaga ku teedsan tahay
sideyda miyaad talow
intuu kugu helay tabcada
dhibtiisii la tiicaysaa
miyuu sanka kaa toshoo
tabaalada caashaqiyo
tuskiisii wali qabtaa

Exit mobile version