Luuqadiisa jaceel
Layma soo barinee
Anoo ku hadlaaya
Lee soo arkayee
X2

Leebaas leeyahoo
Oo laabta mudaaye
Laxowgiisa laylkii
Aa lalasoo kacaa
X2

Luulaa tahay ha iga
Lexaninee lixdayda
Lixad aday kuu lilaahi
Tahee x2

Ilig lee lulahee nino
Lurna laheenee
Manay lakabowdo
Waa la iska soo
Siibaa x2

Luuqay gashayaa
Damaana laheen
Ma laasimi maayo
Waa laayacantee x2

Luulaa tahay ha iga
Lexaninee lixdayda
Lixad aday kuu lilaahi
Tahee x2

Exit mobile version