naftaydaa kujeceloo
kugu nagaadey niyadeyde
nooli kulantoo
naawilaysa naruuruu
nacfiga noloshiyo
aan wadaagno nuxurkeedee
nasiibkay ma noqotaa
najmo adaan kujecelohoo
igama naaquso nuurkagee
nasteexiyo nabad aan ku noolaanee
nasriga eebiyo aan wadaagno nimcadiisii
nasiibkay ma noqotaa

Exit mobile version