tii aan tabayoo
caashaqii ikaabtaa tahayee
tiirkii aan kutalaabsadoo
ugu talaabo tiinkeee
tubta toosan tii igu taagtayoo
igu talaalan baad tahayee
taladaydu waxay tahay tilmoney
aroos kuu tumuu tilmoney
taashna kuu saaro tolmoney
tixdii aan tiriyoo
afku tuu amaanaa tahayee
tii aan xushaa tahoo
la intahaniyee
togogiyo waxaan
tacab soo maroo
tii aan utanaadaa tahayee
tiirkii aan kutaagsada oo
ugu talaabo tiinkee
togogiyo waxaan
tacab soo maroo
tii aan kutanaadaa tahayee
taladaydu waxay tahay tolmoney
Aroos kuu tumoo tolmoney
taashna kuu saaro tolmoney

Exit mobile version