ubaxa laacay udgoonida
asluub haweenay aaminida
astaanta quruxday ishaarlida

sagal ororyad u eekida
xamasha eged ka oodnida
il xumaaned ka oodnida

urkiyo laabta ku ognida
axdigeena u ajiib ogaa
inan ku jeclahay ogsonida

ugub la saantay ogoonida
ilayska duniday adeecnida
iftiinka baxayay ayaanida

aayaha aragay astaysnida
akhlaaq wanaagay asturnida
ehelkii noloshay abuurliday

urkiyo laabta ku ognida
axdigeena u ajiib nogaa
inan ku jeclahay ogsonida

Exit mobile version