kadayrin maayo dookhey
diidayoo cidkale
adi ku doonayee
wakhtigaa dag dagayoo
dambi maaha jaceylkuye
ha dulmarin sheekada
bAL ku daadag hoosoo
ma dadaal yareyne
maxaa dabarka kugu xidhay
masamir darneyne
qalbigii damqanayaa
qiirada ma diidoo
saban kii ladagi jirey
dunidai majogtee
dayaxaa loo guuraya
daboolkaba ka qaadoo
bal soo tuur
aan dareemo xiisaha
iyo halka aniga iidaran
nafkuu daalan
adigoo daweyn kara
miyaaa wakhtiga lagu daahiyaa

Exit mobile version