waa lay jirabayoo
kii an jeclaabaa
lana kala jacuuroo
joogii maqanahaaye
uma jeedsanoo
ma jeedaaliyee
ha ajabine aboowoo
xageebuu jiraaa
mee jaalahaygii
inan yahay jaceylkani
kaligaa ma joogee
isba jalaal adkaysigi
jaarkaa la yaabee
hadii uuku jiro calaf
goor ay ahaataba
la jalbeeban maantee
meel dheer majiroo
jaalaha walaal

jiidhkii idhalaybaa
jilbaha iga xidhayoo
jaranjarada aqalkiyo
jiridaba ma gaadhee
iga keen jawaab
kii aan jeclaaa
ha jabine aboowoow
xagee buu jiraaa
mee jaalahaygii
labada is jeelee
kalgacaylku ujiiitaa
buuraha isla jiidhoo
oodana jiabaxeee
qalabigaagu yuu bin
dhakhsuu kuula jooga
la jalbeeban maantee
jaalaha walaaal

Exit mobile version