xiisaha boqolaalka jeer
ku sii baha qalbiga
bilado cishqi kuu sudhoo
adaan kuu baaqaya

bilaha jamashada
intaa igu buuriso
baaqaaga iyo erayada
bogaan ku qaboojiya

ladhkaad iga baanata
dhibkaad iga baydhisaa

jabkaad iga baydhisaa
bilshaad igu baydisaa

jacaylka qof beerooo
aan ka bogsiin karaba jire
barmuudana hadaa gashoo
anaa ku badbaadin lahaa

jacaylka qof beerooo
aan ka bogsiin karaba jire
barmuudana hadaa gashoo
anaa ku badbaadin lahaa

Exit mobile version