VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Anaa helay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khaalid kaamil
Anaa helay

Hadalka wanagsan
Odhaahda hagaagsan
Ujeedka haboonee
Hadaf ku saleesan

Siciido huf naanta
Hubaal adigaa
Haweenka ku dhaafay Hawenka ku dhaafay

Waxaad tahay hiilsha
Hankaygiyo maanka
Uhayso hogaanka
Hoygii kalgaceelka
Naftaad ku hagtaa
Naftaad ku hagtaa
Adiga kuu heelan

Dhaaxaan hamiyoo
Dartaa hadreeyay
Siciido hadeer
Hadaad ihor joogto
Anaa helay guusha
Libintiina haleelay

Hilaadiyo muuqa
Haybada usameesan
Sareenta hankaaga
Dadnimo ku habeesan

Siciido hogaanka
Hanaanka dhibtee
Hibaad ulahaatay
Hibaad ulahaatay

Waxaad tahay heego
Hiiyiga iyo laabta ku
Hoortay xaqiiqa
Hirarka jaceelka
Naftaad ku hagtaa
Naftaad ku hagtaa
Adiga kuu heelan

Dhaaxaan hamiyoo
Dartaa hadreeyay
Siciido hadeer
Hadaad ihor joogto
Anaa helay guusha
Libintiina haleelay

codkii Khaalid kaamil