Wuxuu caashaqu ibaday Hadaan kuu soo bandhigo
Xub naha boqolkiiba boqol Maxaad iigu baah san tahay

Sidii jiidh iga baxaad
Naftayda Ku beeran tahay Bartuu dhiigaygu maro
Adaa badh tankeeda dagay

Beer kayga adaa gog laday Bogayga adaa huwaday Wadnaha adigaa barkaday Kelyaha labadooda burux Kalgacal kaagaa labaxay

Habeen koo kala badhaad
Hurdada igu baashirtaa
Markaan soo boodo baa
Biidhaan taada waayayaa

Hadaan kaa bixi lahaa
Nafataydaa kugu badh maqan
Waxaad tahay boqoradii
Jeceelku igula balamay

Beer kayga adaa gog laday
Bogayga adaa huwaday
Wadnaha adigaa barkaday
kelyaha labadooda burux
Kalgacal kaagaa labaxay

Exit mobile version