midabka dheeha leh een la dhaygago
dhool cadayntaan wax loo dhigo jirin
dhexda qoranee dheeli tirinta
show dhamayseey waa u dhalashee

jooga dheerka ah ee dhamayska ah
dhaayahaaga iyo dibnaha lala dhaco
dhabeel quruxlaay ma le dhigaaguye

jooga dheerka ah ee dhamayska ah
dhaayahaaga iyo dibnaha lala dhaco
dhabeel quruxlaay ma le dhigaaguye

sacdiya dheemeey dhalaal badaneey
ninkaad u dhaxdaa nasiib dheeriya
loogu dhigayoo dhaxlay noloshee
arooska u dhacay dartaa loo dhigay
dhalinyaradii way ku dhaateen
arooska u dhacay dartaa loo dhigay
dhalinyaradii way ku dhaateen

sacdiya dheemeey dhalaal badaneey
ninkaad u dhaxdaa nasiib dheeriya
loogu dhigayoo dhaxlay noloshee
arooska u dhacay dartaa loo dhigay
dhalinyaradii way ku dhaateen
arooska u dhacay dartaa loo dhigay
dhalinyaradii way ku dhaateen

sacdiya dheemeey dhalaal badaneey
ninkaad u dhaxdaa nasiib dheeriya
loogu dhigayoo dhaxlay noloshee
arooska u dhacay dartaa loo dhigay
dhalinyaradii way ku dhaateen
arooska u dhacay dartaa loo dhigay
dhalinyaradii way ku dhaateen

Exit mobile version