Qorax soo bidhantiyo
Qaali weye dahabiya
Qor qornaanta oogada
Qureesh weeye lobogay
X2

Waa qof qaaliyoo shidan
Waa qiimo ley dumar
Midaan u qar waayiyo
Waa dhal qiimo loo
Hufan
X2

Qunyari goortay qosol
Damacdaa dareen qul
Qulaa oo qudhayda
Jiidhkiyo qalbigay
Hantidee farxiya
X2

Qurux ruux ugaariyo
Waa qalanjo igu dheer
Qudhaydaa xusaysoo
Waa qaayo badan xula
X2

Adaan kugu qancaayoo
Kuu qorsheeyay noloshe
Ila qabo dhan kaagoo
Dhab u quudi caashaqa
X2

Qunyari goortay qosol
Damacdaa dareen qul
Qulaa oo qudhayda
Jiidhkiyo qalbigay
Hantidee farxiya
X2

Exit mobile version