Hankiyo maankiyo xiskaygu
Haleelay caashaqaaguye
Waliba hadimo igu abuuray
Hantaaqo aan dhamaanayn

Daaftuu holciyooo
Maanku iga kaa helaye
Halkaad jirto soo abaaraye
Habeen qudha ka joogi waa

Adna hiis ad bilowday
Hadba karahsi keentay
Ana kugu haraadayee
Higasho igu sii aduun
Adigaan kusii oogay

Exit mobile version