VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isha baxarka - Lyrics

inintaan banaadir ka goobay balistaan baladweyn ka ishaartay inantaan baraawye ka doonay boorama iyo hargeysa ka raadshay barbaray ku nooshahay eega boosasay dagtaaye u kaadsha burtinlay iyo ceerigaabo dhexdeeda baydhabo bariisa ka daaya bahweeyan dhamaan la jeclaaday inantayda reer mudug weeye biliciyo hufnaanta iyo jaaha baxsanaanta jooga iyo muuqa bildhaantiyo dhalaalka iftiinka markii aan u bogaan u baaqay kolalay burcaawi weeye isha baxarkaa burhaanta xijaabta baladxaawo gaarisa eegay garwaan ka baafiyay tayda kismaayo iyo bugtaya bal eega baladkeeda jabuuti hawaaro hargeysaan bilaahi la yaabay baxsanaanta haweenka dhex jooga galgaluudna buureeqda ku noolba cashaqa bayaamiya eega jawharbaa baxnaanada ku fiican galkacyo ayay bu'daydu ku nooshahay biliciyo hufnaanta iyo jaaha baxsanaanta jooga iyo muuqa bildhaantiyo dhalaalka iftiinka markii aan u bogaan u baaqay kolalay burcaawi weeye isha baxarkaa burhaanta xijaabta
Queue is empty
-- / --