VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Isha baxarka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khaalid kaamil
Isha baxarka

inintaan banaadir ka goobay
balistaan baladweyn ka ishaartay
inantaan baraawye ka doonay
boorama iyo hargeysa ka raadshay

barbaray ku nooshahay eega
boosasay dagtaaye u kaadsha
burtinlay iyo ceerigaabo dhexdeeda
baydhabo bariisa ka daaya
bahweeyan dhamaan la jeclaaday
inantayda reer mudug weeye

biliciyo hufnaanta iyo jaaha
baxsanaanta jooga iyo muuqa
bildhaantiyo dhalaalka iftiinka
markii aan u bogaan u baaqay
kolalay burcaawi weeye
isha baxarkaa burhaanta xijaabta

baladxaawo gaarisa eegay
garwaan ka baafiyay tayda
kismaayo iyo bugtaya bal eega
baladkeeda jabuuti hawaaro

hargeysaan bilaahi la yaabay
baxsanaanta haweenka dhex jooga
galgaluudna buureeqda ku noolba
cashaqa bayaamiya eega
jawharbaa baxnaanada ku fiican
galkacyo ayay bu'daydu ku nooshahay

biliciyo hufnaanta iyo jaaha
baxsanaanta jooga iyo muuqa
bildhaantiyo dhalaalka iftiinka
markii aan u bogaan u baaqay
kolalay burcaawi weeye
isha baxarkaa burhaanta xijaabta

codkii Khaalid kaamil