Caqli badan ilays
Daaran qurux asal
Akhlaq toosan eray
Bila amaan buuxda
Istar bilan asluub
Deeqsan X2

Awal aakhir inan
Suuban arxan badan
Anfaca diiran abuur
Aayatiin dhaba leh
Abaal mariso uur
Xaaran X2

Ehel diran aafada
Quruxsan astur
Dhaqanta aan iilan
Ixtiram gobaadaysan
Aqbal wada ijaabaysan
Arxilan ilwad muqsan
X2

Exit mobile version