jaceylkenii jumciyo
julay kawsadeybaa
iga jahwareeroo
jir jirkaan sidii wali
jeegada u aalayoo
naftu way ku jamatee
jinowey ma nagi tahay
jawigaan arkaayoo
jaba weeyoo aaminee
dhagahaaga jalaq sii
soo joogso maqal

soo joogso oo maqal
jawaabteeda soo celi
waxaan ugaala jeeda
jidhkaygiiyeey huunoo
jikdhkaa ken isugi yaalo
kala joogi kari mayne
jalka inoo dhaxeeyiyo
anaa ooda soo jabinoo
jidka taako taakeyne
waa inoo jimcaha dhow

Exit mobile version