qalbi jamay miyaa
qosol lagu dhayaa
qawl la yidhi miyuu
qadar baajiyaa

qudh wax jecel miyaa
quus lagu karaa
qoomamadu miyay
qandho kaa tirtaa

dadku way is qabtaan
isna qoonsadaan
qaladka iga dhacay
danbigii qirtee
ma waxbaan qarsaday

Exit mobile version