Dayax shan iyo toban iyo
Mashashaxdii aduunkaa
Sharaf dumar mid dhaaftoo
Lagu shaamareeraa
Lagu shaamareeraa
Lagu shaamareeraa

Hibo shaxdii u dhalatoo
Guurkeedu shaacaa
Shuurihii mid dhaaftoo
Fan ku shubay iyo heesaha
Fan ku shubay iyo heesaha
Fan ku shubay iyo heesaha

Ma shaxdii jacaylkaa
Shaatidii kalgacalkaa
Shistif noo iftiintoo
Sharka laga daboolaa
Sharka laga daboolaa
Sharta laga daboolaa

Mashiin dhalad ilawdoo
Lagu sheegay qurxbaa
La shashlay gobyoodbaa
Shabadh galgaxyoodbaa
Khayr sheegyadiisii
Shabeeladii galmudugbaa
Shabeeladii galmudugbaa
Shabeeladii galmudugbaa

Shabeeladii galmudugbaa
Shabeeladii galmudugbaa
Shabeeladii galmudugbaa
Shabeeladii galmudugbaa

Exit mobile version