VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Tagtayee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khaalid kaamil
Tagtayee

Tagtay anigu maan dirin
Tabaye anigu maan nicin
Halkey igaga tiiliyoo
Kaman tirin bogeygee

Dhibtey tabaneysaa badan
Waxa ay tirsaneysaa
Taariikhda hore iyo
Qalad nin tagay galay

Kumaan tuurin hadal weli
Tiiraanyo gelin kara
Weli meel turxaan badan
Mey taaban ereyadu

Inkastoo qof taamiyo
Uu yar yahay qof toosani
Waligii qof tuhun badan
Ileen looma taag helo

Tabtan rabay umey dhicin
Go aankaan tixgeliyoo
Teedaan u raacee
Sidan uguma tala gelin

Kumaan tuurin hadal weli
Tiiraanyo gelin kara
Weli meel turxaan badan
Mey taaban erayadu

codkii Khaalid kaamil