VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaasidkayna adaa dugsaday - Lyrics

xiskaygii kuu bilaa xubigaygii kugu ekaa xasuusihii joogtadiyo qalbigaygii kuu xalaa xaraaradii adaa ka jaree xasadkeeni ada dugsaday xanteeni adaa gudbiyay xasadkeenii adaa dugsaday xanteeni adaa gudbiyay xuduudihi cashaqana xeerkoodi adaa jabshoo jacalkii xasuuq ku dilay xadgudubkii baahyayoo xeer ilaalilye caashaq maleh xaqiiq kalgacalka haga oo xoraynkara labatan galin bilshada man xilkaa usido
Queue is empty
-- / --