VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xaasidkayna adaa dugsaday mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khaalid kaamil
Xaasidkayna adaa dugsaday

xiskaygii kuu bilaa
xubigaygii kugu ekaa
xasuusihii joogtadiyo
qalbigaygii kuu xalaa
xaraaradii adaa ka jaree

xasadkeeni ada dugsaday
xanteeni adaa gudbiyay
xasadkeenii adaa dugsaday
xanteeni adaa gudbiyay
xuduudihi cashaqana
xeerkoodi adaa jabshoo
jacalkii xasuuq ku dilay

xadgudubkii baahyayoo
xeer ilaalilye caashaq maleh
xaqiiq kalgacalka haga oo
xoraynkara labatan galin
bilshada man xilkaa usido

codkii Khaalid kaamil