Muxibadu marwooy
Muhashada naftiyo
Waa maan wax jecel
Jacayl mawjadaa
I mirtoo mar kale
I mashquuliyee
Macaaneey hadmuu
Meherkeenu dhici
Oo madasha guur
Maskad keenu noqon
Macaaneey uu noqon
Miirkaa ku raacoo
Maskaxdaa ku goobtoo
Si baad iigu mudantee
Ma huraan naftiyo
Midigtaa tahoo
Kaama maarmayee

Exit mobile version