xabiibtii xubigaagu
xakamuu igaliyoo
xadhig igu adkeeyee
miyaad xaaladayda guud
xiisahaan kuu qabo
xog wareysatee xabiibtii
xabiibtii xabiitii
my solute my dady
my love you somuch
xabiibtii xubigaagu
wadnuhu ku xirmoo
xididada ku foofee
miyaad xaaladeyda gud
xiisaha aan kuu qabo
xog wareysatee xabiibtii
xabiibtii xubigaaga
xabaashaaa la galayaa
marna xoorin maayee
miyaad xaaladeyda guud
xiisaha aan kuu qabo
xog wareysatee xabiibtii

Exit mobile version