biyo dahab la moodye
adaan daylo kuu ahee
igu qabato laabtana
biyo dahab la moodye
ma bogsan karaye
biyo dahab la moodye
adigaan ku aaminay
bogan waayay jiifkii
badhtamaha habeenkii
markan soo baraarugo
barbarka ka daya oo
kaa eega baalaha
biyo dahab la moodye
igu qaboto laabtana
biyo dahab la moodye
bogsan karaaye
gunta hoose beerkiyo
wadnaha ku godantahe
adaa gaadhi dumare
gabdhahaba u sidate