dheeman aragtidii
dhaayaha indhuhu
jaleecada dhamays
dhabi baxay la mood
dhigeed ugu fil roon
aan dhawraybaa
jacayl igu dhashoo
aan is dhaarsanee

dhagar qabe dadbaa
taan dhooldhoolin jiray
iga dhoofiyoon
aan dhaadayn cishqiga
laba wacad dhex yaal

waagii dhashaba
kala dhimasha iyo
dhantaalkeena raba

dhool gu'yoo curtoo
dhulaha roobku helay
cosobkii dhashoo
dhirta ubax ka baxay
midii iiga dhignayd
dhinacaa wadnaha

Exit mobile version