dadka taan ka doortaay
adigaa dareeniyo
dookh iigu filanoo
iga deeqay aadmiga
hadaad iga dawaynoo
jacaylkan i daashaday
aad iga dabiibin
anigu ma dakeeye
ubad diin ku dhalatiyo
dareenkeena caashaqa
DAA'IM uu ka beeraan
isla daadahyn lahayn
daartaan ku noolaa
ubax daaradiisiyo
daafaha ku beeraan
isla daawan lahayn abid
hadii aan duqooboo
awooday diciiftoo
da'du ay timaadana
cishqi ima daayee