safiyay waxxa tahay
taan haween ka soocdee
niyadayda siiyee

sadrigiyo laabtaan
ka saadaalinaayee
sifahaaga wacanbaa
si lama filaana
ii saray halbawlaha

siinayaa dookhayge
sadrigiyo labtaan
intaa sugaayee
EEBEHAY i siiyaay

saqda dhexe habeenkii
ka salalaa hurdada oo
kuu sara fadhiistaa

sidaad ii horjoogtee
kii qays saloolee
laylana sii jiidaa
sahal iigu yimidee
suntiinaila helay

sidaan ahay ma ogide
salaantiina ujaray
saaxiibaday

Exit mobile version