Walwalkiyo waxan kac badan
Waxaa iigu wacan walaac
Naftaydii wantacaarka baday
Wiiqlada ugu tabin warkada
2x
Wadariyo walaal is nacay
Dadkan waa ceensi la lahayn
Waa dad laga dhigay waqcada
2x
walcad intii ahayd wanaag
Waraabaha ay isu Wandari
War raciyo jidiin wanaag
2x
La qooyiyo wan la ween
Warkeedii Waa horiyo
Waa darku naceb waday
Wareenkeeniyo weynaa
2x
Weganka iyo waslada Dhula
Weganka iyo waslada Dhula
Wadarteed miyaan wiiqnaa
Wadarteed miyaan wiiqnaa
2x
Walee caadkan waayaha jiray
Maxaa la soo maray waraaq
Waabay iyo walahawnka badan
Waxaan kaga waaqsan iyo
2z
Wadeeciyo wawaan nabadaa
Waa ii kow waciir sida Ceel
Wacad waafiyoo la galo
2x
Wadka iyo lahayn waswaas
Ileen warasaduu dhaxlaa
Weydiiyo wax yaqaan baa jira
2x
La qooyiyo wan la ween
Warkeedii Waa horiyo
Waa darku naceb waday
Wareenkeeniyo weynaa
2x
Weganka iyo waslada Dhula
Weganka iyo waslada Dhula
Wadarteed miyaan wiiqnaa
Wadarteed miyaan wiiqnaa
2x

Exit mobile version