adigoo anigoo qudhaa inagoo qudhaainagoo dharee qudha wadaagnoo
adigoo anigoo qudhaa inagoo dharee qudha wadaagnoo
aragaagu igu filan indhahaygiyoow agjoogaagu igu filan indhahaygi yoow
iftiinkaygii noloshow ayaayahaygii ax yaa xabiibi indhahaygii
asalkaaga quruxeey aayahaygii asluubiyo isir wacan aayahaygii
indho deeqa simaneeya aayahaygii axyaa xabiib aayahaygii
ikoolkoole iyo ikaafiyoo iikaalay anigoo ikaafiyoo kashka laabta igu qabo ikaafiyofarxadii aduunkoo ikaafiyoo
alaylee ku ogoliyaa iisama ima dhiba ku ogaliyaa khadiira ayaanay ku ogoliyaa udugeey udgoonay ku ogaliyaa
ina arag inta nool dhamidooda ina ishaartood dhamidooda kaanka raacoow kaanka ishaartoon kaba raacoow
asaagay iyo fiilkay kaanka doortoow ah lan yaa xabiibi amiirkaygi yoow
afka kama qeexi karo amaantaada ereykuma keeni karo amaantaada inama caadi maaha quruxdaaduah lanyaa xabiibi

Exit mobile version