Inuu beer jacaylo
kalgacayl ku baahiyo
Hadalada baroortii
boogaha damqinaya
Igu baabay maqaaley ,

Baxnaanadu sidey tahy
miyaad wali bestaa tahy
alahayow kusamo bixi

Cabdow berisamadkii
marka sheeko baraleey
kaftan? laysla beegsado
Ma baraarugtaayo
boholyow ma ooydaa

Wadnhaagu biimiyo dhul
Badwayn dushediyo
ka talaaby buuraha ma u
baaqayayoo wali ma u baroortaa.

Bidhaan uusan gaaryn
bilicdeda muuqal.
Makadaba baqoola
bacadkiyo kulaylaha
dhibka ma u bareera

***
Halkii bahal ku cuni lahaa
Birmatii ku baxi timaha
ii baafiyaa oo
Beeraha ka doonaa

Lyrics by Ismail

Exit mobile version