VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Faal caashaqa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadra Dahir
Faal caashaqa

Maraan xalayto faalada
Waayahan ku faafan
Fiirsaday aduunyada

Oon uur fayoobiyo
Faraciyo jacaylkaba

Firxadkooda maqaniyo
Farsamee dantaan idhi
Iga sii furfuratoo
Fooq waliba iga dumay

ALLAHAYOW fogaydee
Nafta meelan kala faqay fogayde

Dhibaato igu filaneey
Faraqaan ku haystee

Wali faalkii jacaylku
Ma igu soo fadhi xunyahay

Maraan xalayto falagiyo
Jacaylka igu fool adag
Waan feedh dalooshee

Foogadeeda guudiyo
Falanqee is idhiyoo

Fiidkaan shirkaan galay
Markuu ruux u foojigan
Talo faalo u sarakacay
Fikirkaan ku gaadhiyo

Maraan xalay ficilada
Farta la isu godo iyo
fool xumada jiidhay

Fule xantij ma moogee
Marna aan ku gooraray

Oon dayay falaadhaha
Ku farcamay naftaydiyo
Fakalookan caashaqa
Fahmadii igala tagay

codkii Khadra Dahir