adoo gole ka maagloo
haweenkaba ka gaab saday
sawtaan ku geed baray
garta iyo tusaalaha adigoon
gorfayn karin sawtaan geesi kaadhigay
go'e halaq miyad hadba marad iigali
godadlaynu waa maxay waad iga gardarantehe
waan kaagadoomee ha goohin waanan kugu
galeynine ha guuxin waan guurayaaye igees mar
gurgurshihii la dhaanshee loo tiriyay guulkee
intu maatidii gabay gibisha iyo heeryada
xlikii kula gadoodiyo abaal gabe hanoqon

Exit mobile version