VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Kaalay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Khadra Dahir
Kaalay

page ka 1aad Khadra

Ma ogtahay in badan baan
Kaa aamusnaayo
Afka kaala baqayee

Ma ogtahay indhaha iyo
Uurkuba daraadaa
Inay kuu ilmeeyaan
kalgacayl la ooyaan

Ugub kula midaan ahayeee
Sidan Sidan Sidan
Aabahaa dilayee
Oodaha haigu roaganine
Umalka iga daa

Ajjo kaama dhoobayn
Igadh kaama gaagixin
Kaamana agtagayoo
Annigu annigu
Adigaa ku jeclahee
Kaalay Kaalay kaalay
Arraxda igu qaad

Page ka 1aad Rooraaye

Ma ogtahay ayaamahaan
Annigu iyo habeenkuba
Arxan nama dhaxyaalee

Ma ogtahay Amaaniyo
Waligood abaal Maleh
Anna kaama sugaayee
Hadaan doonto olaloo

Waxba iima hiilinee
Edeg edeg edeg
kaad igalisee
Waan aarsan doonaa
Ilmada iga daa

Iikaalay kuma oran
Ilabaxuna maad sidan
Ragna lama afduube
Anigu annigu
Adigaa ku necbahee
Oorad oorad
Aragaaga iga qari

Page ka 2aad Khadra

Ma ogtahay Ibataldii
Arimada jacaylkaba
Adigaa igu beeroo

Ma ogtahay Asaagaaiyo
Inan eenigaagaba
Awadaa udiidoo
Kaa eegtay dunidaba

Sida geed Cadaadiya
Ama ama jeerta
Owadalane
Ha isku kee afuufinee
Umalka iga daa

Ajjo kaama dhoobayn
Igadh kaama gaagixin
Kaamana agtagayoo
Anigu anigu
Adigaan ku jeclahee
Kaalay Kaalay kaalay
Arraxda igu qaad

Page ka 2aad Rooraaye

Ma ogtahay afeefiyo
in adkeesi Wacanyahoo
Aan ku oran lahaa joog

Ma ogtahay ul dhabi iyo
Hadaad noqan lahayd udug
Kuma eegi karayee
Iska keey ilooboo

Waxba iima heesidee
Uba Uba uba
jaceyl liitoo
Meelaha ka ooy ooy
Ilmada iga daa

Iikaalay kuma oran
Ilabaxuna maad sidan
Ragna lama af duubee
Annigu annigu
Adigaa ku necbahee
Oorad oorad
Aragaaga iga qari

waxaa dib usaxay Ali amaan

codkii Khadra Dahir, Riwaayad Dirqi maaha jacaylku, Rooraaye