mahiigaan jacaylbaan dhex maquurayaayoo
miraalihiisii midigta igu qaadyoo mawjad baa i sidatee
naftu kay u muhatana iga maqana waayee
ma maqanahay ma joogaa
ma mirkacay ma nagiyahay
allahayow mar ii sahal
hay max duminine anigee
muraad kayga ii yeel
allahayow muraad ii yeel
muudaal laggacalbaa
miranaayo laabtoo
ma hadhooyinkiisii
madiixa reenkiyo
miliilica ma daayo
inta murugo ciil
caashaqaygu madi yahay

Exit mobile version