Bada buuxda een gudhin
Mawjada een gadoomin
Iyagoo gufaacale
Gacmadaha raasiya
Waxay gowda la hayaan

Waa mana gudaha jira
Ana gucasho iyo reer
Sidii aan gantaal qaba
Waxan la gurxamayaa
Wadan jacayloo
Ii gunaday aniguye
Gudo waajibkaadoo
Gaashaanka ha ii qaban

Ugaadha gudguda roob
Waxa galowga fuuliyo
Uga sii galaydha
Tintuna u go daa
Dalaayo uuska wacan

Waa dhawaqiisa
Ana goor iyo ayaan
Waxa aan la gubanahay
Gadgoodkan aan la golan galay

Exit mobile version