dharaaran faraxsanayn
jacaylkana fool ka fool
faalada isku dhaafsano
tariikhdeena fiiicanee
filkeen kaga gaar nahay
qofkii fiirada ku guba
waxaan foooda u sudhaa
jawaab aanu iga filayn
haduu ficil raaciyana
dhakhsaan fartaan ku godaa
fooxxaan ugu ridaa waliba
inuu allle naga furfuro
cidii nagu fooganoo
waxay tahay fooladani
dunida faan faan ku joog

fariin la isku soo diriyo
jacaylkani kala fogaaan
ka wada faaaxasytay iyo
waloow garashada fayooow
dareen kuu faafayaan
culays faraj baa ku xiga
intaad galiso fahmada
khayrkaan filayana filo
fikirko yuu kugu badaan
fagaagan taaganahee
fooxaan ku ridaa waliba
inu allle naga furfuri
cidii nagu fooganoo
waxay tahay foooladani
dunida faan faan ku joog

Exit mobile version