Qalbiguu waa barashadaa
Qofuu u buseelayoo
Bu'daa indhahaa ku jecel
Bidhaanta ineey arkaan

Ha baqan biligaygiyoow
Burdaan kugu dayrayoo
Beerkayga adaa degeee

Dhaayahaan kuu basaasayoo
Boggiyo laabtaa ku tabaa
Naftana boholyoow jacayl
Xusuuus igu beerayee

Ha baqan biligaygiyoow
Burdaan kugu dayrayoo
Beerkayga adaa degeee

Dhaayahaan kuu basaasayoo
Boggiyo laabtaa ku tabaa
Naftana boholyoow jacayl
Xusuuus igu beerayee

Ha baqan biligaygiyoow
Burdaan kugu dayrayoo
Beerkayga adaa degeee

Exit mobile version